Politiko 360

S1E6 Politiko 360 | "Talada dhexda dhig iyo ma dhigayo" – doodda toddobaadkan.
Toddobaadkan Politiko 360 waxaan ku falanqaynaynaa muranka doorashooyinka Soomaaliya: jadwalka doorashada ee guddiga, khudbadda Madaxweynaha ee ahayd "talo dhexda la soo dhigaayo ma jirto," iyo digniinaha mucaaradka ee ku saabsan doorasho barbar socota (parallel process) oo dalka u horseedi karta laba madaxweyne iyo laba baarlamaan.

Barnaamijka waxaa wada Alinur Salad, waxaana la falanqaynaya:
• Xuseen Cabdi Aadan – tifaftiraha arrimaha doorashooyinka, Dawan Media
• Maxamed Guure – Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Time Code:

00:00 Hordhac iyo martida barnaamijka
02:32 Toddobaadkan: jadwalka doorashada ee guddiga iyo khudbadda madaxweynaha
04:49 Digniinaha mucaaradka: warqadda Farmaajo iyo isbahaysiyada kale
06:03 "Talada dhexda la soo dhigo" – yaa ah saamilayda siyaasadeed?
10:05 Laba nooc oo mucaarad: xisbiyo diiwaangashan iyo musharrixiin
13:43 Jadwalka doorashada iyo muddooyinka sharciga: ma shaqayn doonaa?
18:28 Nidaamka doorashada iyo xaaladda Jubbaland & Puntland
23:14 Xulashooyinka mucaaradka iyo khatarta "parallel process"
27:53 Ma suurtagal baa doorasho barbar socota? Musharrixiinta iyo kursiga
35:05 Cabsida colaadda, rajada wadahadallada November iyo gabagabo

Ka qayb qaado doodda: maxaad u malaynaysaa, ma la gaari doonaa heshiis doorasho? Fikirkaaga ku qor faallooyinka.

👍 Like garee, la wadaag, oo subscribe garee si aadan u seegin qaybaha soo socda.
📍 Subscribe: @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!

🌐 https://www.dawan.so/
🌐 https://www.dawan.africa
🌐 https://www.bawaba.africa

📱 Download Dawan App Today:
https://onelink.to/5vv232

#Politiko #Soomaaliya #DoorashadaSoomaaliya #Somalia #SomaliPolitics #Muqdisho #Siyaasad

S1 E5 | Politiko 360 :Ma dagaal ayaa ka dhici doona Generaal Daa’uud?
Xiisad ayaa ka taagan waaxda Generaal Daa’uud ee degmada Wadajir, halkaas oo khilaafka u dhaxeeya Shariif iyo dowladda federaalka uu sii xoogeysanayo. Ma jirtaa suurtagalnimo ah in dagaal ka dhaco caasimadda? Maxuu salka ku haya khilaafkan, sidee buuse u saameyn karaa amniga Muqdisho iyo mustaqbalka dowladnimada?
Barnaamijkan Politico 360, waxaan si qoto dheer ugu lafa-gurayaa bilowga khilaafka, xaaladda amni ee goobta uu Shariif dhagan yahay, hadallada mucaaradka iyo dowladda, khatarta hadallada xanafta leh, amniga xeendaabka Xalane, iyo halka ay marayaan wadahadallada mucaaradka iyo dowladda.

Time Code
00:00 Hordhac
02:10 Intee ayuu ka bilowday Khilaafka Shariif iyo Dowladda?
07:40 Goobta uu dhagan yahay Shariif sidee waaye amaankeeda, iyo saameynta ay Caasimadda ku yeelan karto?
13:40 Khilaafka maxuu salka ku haayaa?
17:05 Hadallada Mucaaradka iyo Dowladda, iyo wadahadaladii socday intee ayay maraayaan?
28:40 Khatarta Hadaladda Xanafta leh, iyo nugaalka dowladnimada
36:33 Ciidamada ilaaladda ah iyo amniga xeendaabka Xalane
42:00 wadahadaladda Mucaaradka iyo dowladda, iyo Safiiradda cusub ee dalalka waawayn
47:55 Gabagabo

📌 Subscribe garee si aadan u seegin barnaamijyada Politico 360, nagula wadaag fikradaada qaybta faallooyinka: Ma u maleyneysaa in khilaafkan lagu xallin karo wadahadal?
#Politico360 #Muqdisho #Wadajir #GeneraalDaauud #Soomaaliya #SiyaasaddaSoomaaliya

S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo?
Barnaamijka toddobaadlaha ah ee  Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya warqadaha ay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u direen Qaramada Midoobay, xilli siyaasadda Soomaaliya ay mareyso marxalad xasaasi ah.

Barnaamijku wuxuu si gaar ah u eegayaa nuxurka warqadaha, qodobada ay dhinacyadu ka dalbanayaan Qaramada Midoobay, doodda ku saabsan dual-track, xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, arrimaha doorashada, iyo doorka beesha caalamka ee siyaasadda Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale lagu falanqeynayaa doodda ka dhalatay xiriirka dhinacyada Soomaalida ay la sameynayaan hay’adaha iyo dowladaha shisheeye, iyo waxa arrimahaasi uga dhigan yihiin siyaasadda iyo dowladnimada Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa daadihinaya Alinur Salad , waxaana kala qeyb qaadanaya Hussein Abdi Adam, Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawan Media, iyo Mohamed Guure, Maamulaha Machadka Diblomaasiyadda Soomaaliya.

Time Code:

00:00 – Hordhac
01:45 – Todobaadka Warqadaha: Mucaaradka, Puntland, Farmaajo iyo Qaramada Midoobay
03:03: - Maxaa ku jiray warqadda Golaha Mustaqbalka
07:38 – Maxaa ku jiray warqadda Puntland
11:44 – Warqadda Farmaajo maxaa ku jiray?
15:35 – Maxay ku kala duwan yihiin warqadaha Puntland iyo Golaha Mustaqbalka?
23:30 – Mucaaradka iyo dowlad-goboleedyadu intee u dacwoonayaan hadda kadib? 30:59 – Mustaqbalka wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya
35:34 – Maxaa laga fahmi karaa warqadda Farmaajo ?

Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.

#Politiko360 #Somalia #Soomaaliya #Puntland #GolahaMustaqbalka #Farmaajo #SiyaasaddaSoomaaliya #QaramadaMidoobay #DawanMedia

📍 Subscribe: /@dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho falanqaynta ugu muhiimsan ee siyaasadda Soomaaliya!

https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

S1 E3 | Politiko 360 : Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya: Maxaa Isbeddelay?
Xalqadda 3aad ee Politico 360 ee Dawan Media ayaa lagu falanqeynayaa xiriirka Soomaaliya iyo Maraykanka, magacaabista safiirka cusub ee Maraykanka ee Soomaaliya, iyo isbeddellada laga dareemayo siyaasadda Washington ee Soomaaliya.

Doodda waxaa ka qeyb galay:

Xuseen Cabdi Aadan – Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka, Dawan Media
Maxamed Guure – Agaasimaha Machadka Daraasaadka Sare ee Diblomaasiyadda Soomaaliya
Cali Xalane – Agaasimaha Tifaftirka, Dawan Media

Barnaamijku wuxuu sidoo kale diiradda saarayaa saameynta isbeddellada diblomaasiyadeed ee ku saabsan wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo mucaaradka, arrimaha amniga, AUSSOM, iyo muhiimadda marin-biyoodka Baab el-Mandeb.

Daawo Xalqadda 3aad ee Politico 360.
Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.

#Politico360 #DawanMedia #Somalia #USA #SomaliaPolitics #Diplomacy #USSomalia

📍 Subscribe:    / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

S1 E2 : Maxaa Hortaagan Doorashada Soomaaliya? | Dowladda iyo Mucaaradka oo Heshiis Raadis ah | Politiko 360
Maxaa hortaagan heshiiska Dowladda Federaalka iyo mucaaradka? Maxay noqon kartaa jihada siyaasadda Soomaaliya, iyadoo doorashadu soo dhowaanayso?

Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, heshiiska Dowladda iyo mucaaradka, isbarbaryaaca mucaaradka iyo saameynta uu dib-u-dhaca heshiisku ku yeelan karo doorashada iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

Barnaamijka waxaa daadihinaya Wada Alinur Salad, waxaana kala qeyb qaadanaya Ali Halane iyo Hussein Abdi Adam.

Time Code

00:00 — Hordhaca
04:08 — Safarka Madaxweyne Xasan ee New York iyo saxiixa heshiiska mucaaradka
10:34 — Muxuu noqon doonaa heshiiska mucaaradka iyo dowladda?
20:28 — Isbarbaryaaca mucaaradka
25:00 — Fursadda mucaaradka
35:51 — Saameynta dib-u-dhaca heshiiska dowladda iyo mucaaradka

Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka.

#Politiko360 #Somalia #Soomaaliya #Doorashada #SiyaasaddaSoomaaliya #Dowladda #Mucaaradka #DawanMedia

📍 Subscribe:    / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

S1 E1: Muxuu Yahay Guddiga Shaqo(Task Force) ee Doorashada? Shaqadiisa iyo Sharciyaddiisa!
Xalqada 1aad ee Podcast-ga Politiko 360 ee Dawań Media waxaa lagu falanqeeyay Guddiga Shaqo (Task Force) ee ay ku heshiiyeen dhismahiisa dhinacyada isku haya Doorashada Soomaaliya. Doodda waxaa ka qeyb galay Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawań Xuseen Cabdi Aadan, Agaasimaha Machadka Daraasaadka sare ee Dublamaaisayadda Soomaaliya Maxamed Guure imo Agaasimaha Tifaftirka Dawań Media Cali Xalane.